Caalamka
View more
Wiil soomaaliyeed hishiis rasmiya u saxiixay kooxda Arsenal
Maalik Haashi ayaa Kooxda Arsenal maanta u saxiixay heshiiskiisii ugu horreeyay ee xirfada caalamiga Maalik Haashi, oo ah ciyaaryahan asal ahaan kasoo jeeda Soomaali in mudana kana tirsan da’yarta kooxda Arsenal ee dalka England, ayaa maanta saxiixay heshiiskiisii ugu horreeyay ee xirfadeed ciyaaraha caalamiga (professional contract) kaasoo uu la galay kooxda faca weyn ee Arsenal. […]
Local
View more
Heritage Somalia conference is held in Dhusomareb Galmudug State Somalia
The 9th Heritage Somalia Policy Conference is currently underway in Dhusamareb, bringing together a wide range of stakeholders in a highly organized public forum. The conference, organized by Heritage Institute for Policy Studies (Heritage Somalia), has attracted politicians, traditional elders, religious leaders, civil society members, professors, and legislators from both federal and federal member […]
Warka
View more
Burburin iyo boos cabir lagu bilaabay isbitaalka xooga dalka
Maanta waxaa la bilaabay cabbirka iyo burburin lagu sameynayo Isbitaalka Ciidanka Xooga Dalka, oo ah xarun caafimaad oo waayadan si gabaabsi ah u shaqeyneysay. Muddo dheer isbitaalku wuxuu la daalaa dhacayay dayactir la’aan iyo adeeg caafimaad oo tayo liita, iyadoo ay soo dhaawacmaan askarta xooga dalka oo la dagaallama khawaarijta. Halkii laga filayay in Dowladda […]
World
View more
First Match of the Second Round of the General Daud Cup Underway in Mogadishu
The first match of the second round of the General Daud Football Cup 2025–2026 kicked off on Saturday, 10 January 2026, at Mogadishu Stadium. The match features Mogadishu City Club and Raadsan Club, two Category A–level teams in Somali football. This opening fixture of the second round is currently underway and is expected […]